Ku Soo Dhawoow Degmada

Gal-barwaaqo

Mudug Region, Galmudug State, Somalia
Ku Soo Dhawoow Degmada

Gal-barwaaqo

Mudug Region, Galmudug State, Somalia

Masjid Al-Nuur

Add Your Tooltip Text Here

Masjid Al-Aqsa

Add Your Tooltip Text Here

Hormuud Telecom

Add Your Tooltip Text Here

Pharmacy

Add Your Tooltip Text Here

Kaamil Shop

Add Your Tooltip Text Here

Carwo Tanaad

Add Your Tooltip Text Here

Mubaarak Shop

Add Your Tooltip Text Here

Carwo Dhabancad

Add Your Tooltip Text Here

Dagmada Gal-barwaaqo, Mudug Region

Gal-barwaaqo waxay ka mid tahay degmooyinka ku yaal gobolka Mudug, Dawlad Goboleedka Galmudug ee Soomaaliya. Gal-barwaaqo waa magaalo weyn oo culus oo deegaankeedu midka baadiyo iyo midka gudaheeda ah uu qurux badan yahay. Deegaanka gudaha ah dhul ahaan cabbirkiisu yahay 3 kiiloomitir oo laba jibbaaran.

Gal-barwaaqo waxay u dhaxaysaa magaalooyin iyo tuulooyin ay ka mid yihiin Ceelguula iyo Hobyo oo koonfur-bari kaga beegan, iyo Galkacyo iyo Wargalo oo waqooyi-galbeed kaga beegan. Gal-barwaaqo waxay magaalada Galkacyo u jirtaa 75 km, halka magaalo-xeebeedka Hobyo ay u jirto 130 km.

Caasimada Moqdishu waxay u jirtaa 520 km.

Degmada Gal-barwaaqo waxay leedahay isbitaal, dugsi hoose/dhexe, farmashiye, dukaamo, kaalimo shidaal, carwooyin laga dukaamaysto, adeegga isgaarsiinta Hormuud, iyo masaajid lagu tukado.

Magaalada waxaa deggan dad isku hayb ah oo kasoo wada jeeda Reer Abakar Culus, Sacad, Habargidir, Hawiye.

Degmada Gal-barwaaqo waxay caan ku tahay dhaqashada xoolaha, gaar ahaan ariga iyo riyaha cadcad. Sidoo kale waxay caan ku tahay barashada diinta Islaamka. Waxaa ku nool abwaanno badan oo rag iyo dumarba leh, kuwaas oo kaalin muuqata ku leh suugaanta iyo dhaqanka, sida abwaanka Abwaan Majiin.

Gal-barwaaqo District, Mudug Region

Masjid Al-Nuur
Masjid Al-Aqsa

Add Your Tooltip Text Here

Hormuud Telecom

Add Your Tooltip Text Here

Pharmacy

Add Your Tooltip Text Here

Kaamil Shop

Add Your Tooltip Text Here

Carwo Tanaad

Add Your Tooltip Text Here

Mubaarak Shop

Add Your Tooltip Text Here

Carwo Dhabancad

Add Your Tooltip Text Here

Gal-barwaaqo waxay ka mid tahay degmooyinka ku yaal gobolka Mudug, Dawlad Goboleedka Galmudug ee Soomaaliya. Gal-barwaaqo waa magaalo weyn oo culus oo deegaankeedu midka baadiyo iyo midka gudaheeda ah uu badan yahay. Deegaanka gudaha ah dhul ahaan cabbirkiisu yahay 3 kiiloomitir oo laba jibbaaran.

Gal-barwaaqo waxay u dhaxaysaa magaalooyin iyo tuulooyin ay ka mid yihiin Ceelguula iyo Hobyo oo koonfur-bari kaga beegan, iyo Galkacyo iyo Wargalo oo waqooyi-galbeed kaga beegan. Gal-barwaaqo waxay magaalada Galkacyo u jirtaa 75 km, halka magaalo-xeebeedka Hobyo ay u jirto 130 km.

Caasimada Moqdishu waxay u jirtaa 520 km.

Degmada Gal-barwaaqo waxay leedahay isbitaal, dugsi hoose/dhexe, farmashiye, dukaamo, kaalimo shidaal, carwooyin laga dukaamaysto, adeegga isgaarsiinta Hormuud, iyo masaajid lagu tukado.

Magaalada waxaa deggan dad isku hayb ah oo kasoo wada jeeda Reer Abakar Culus, Sacad, Habargidir, Hawiye.

Degmada Gal-barwaaqo waxay caan ku tahay dhaqashada xoolaha, gaar ahaan ariga iyo riyaha cadcad. Sidoo kale waxay caan ku tahay barashada diinta Islaamka. Waxaa ku nool abwaanno badan oo rag iyo dumarba leh, kuwaas oo kaalin muuqata ku leh suugaanta iyo dhaqanka, sida abwaanka Abwaan Majiin.

Recent News & Updates

Wararka ugu danbeeyay ee ku saabsan Degmada Gal-barwaaqo 

Deegaanka
Sharif Bile

Beerta New-barwaaqo ee Gal-barwaaqo

Dhallinyaro kasoo ambabaxday magaalada Galkacyo oo booqasho ku tagay Gal-barwaaqo ayaa tilmaamay in deegaanku ka mid yahay meelaha qadiimiga ah ee gobolka Mudug. Waxay sheegeen in ay la kulmeen magaalo

Read More »